Maxaa ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya? (Sawirro)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirka golaha ee maanta waxa ay kusoo bandhigtay natiijadii kasoo baxday imtixaanaad loo galay xilka gudoomiyaha bangiga dhexe oo ay soo codsadeen 146 aqoon-yahan, taas oo … Continue reading Maxaa ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya? (Sawirro)